Caro xoogan oo ka dhalatay Jirdil booliiska Kenya u geesteen Arday Jaamacadeed

Shacabka dalka Kenya ayaa aad uga carooday muuqaal laga duubay ciidamo katirsan booliiska dalka Kenya oo si xun u jir dilaya arday dhigta Jaamacada Jomo Kenyatta ee kutaala Waqooyiga magaalada Nairobi. Muuqaalka ayaa laga dhax arkayay afar askari oo si xun u jir dilaya kuna is istaagaya arday wax ka dhigta Jaamacada, kadib markii booliiska halkaasi … Continue reading Caro xoogan oo ka dhalatay Jirdil booliiska Kenya u geesteen Arday Jaamacadeed